Las Anod (HOL) — Somalia’s federal government has urged Puntland regional state leader Said Abdullahi Deni to withdraw troops deployed to Dhahar district in the Haylan region, warning that their presence is fueling local conflict rather than combating terrorism as originally intended.
Full Story
Khamiis, Luulyo 17, 2025 - Puntland ayaa si cad u sheegtay in aysan aqoonsanayn maamulka SSC-Khaatumo, iyadoo sheegtay in aysan jirin sharci ay ku dhisantahay maamul gaar ah oo kasoo baxay deegaanka Beesha Dhulbahante.
Warkii oo dhan
More Articles
Arbaco, Luulyo 16, 2025 - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku boorrisay Madaxweynaha Puntland inuu joojiyo tallaabooyinka sii hurinaya colaadda, isla markaana uu dib u celiyo ciidamada la geeyay Dhahar ee horey uga yimid Qardho, kuwaas oo markii hore loogu talagalay la dagaallanka kooxaha argagixisada balse hadda loo adeegsaday dano kale oo colaadeed.
Talaado, Luulyo 15, 2025 - Kooxda Daacish ee weli ku sugan buuraleyda Calmiskaad ee gobolka Bari ayaa bilaabay falal cusub iyagoo afduub iyo dhac u geysanaya dadka reer miyiga ah ee ku dhow goobaha ay ku dhuumaaleysanayaan, sida ay ogaatay HOL oo la xiriirtay ilo-wareedyo rasmi ah.
Mogadishu (HOL) — The United States and six Gulf nations have imposed coordinated sanctions on three individuals accused of financing and facilitating ISIS operations across Africa, including the longtime leader of the group’s Somali affiliate.
Isniin, Luulyo 14, 2025 (HOL) - New York — Soomaaliya oo ku hadleysay magaca waddamada la isku yiraahdo A3+ (Aljeeriya, Guyana, Sierra Leone, iyo Soomaaliya) ayaa warbixin ka horjeedisay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, iyada oo muujisay walaac xooggan oo ku saabsan xaaladda Yemen iyo colaadaha ka taagan gobolka.
Las Anod (HOL) — A high-level conference to finalize the formation of the newly recognized SSC-Khaatumo regional state officially opened on Sunday in Las Anod, the administrative capital of the Sool region.
Axad, Luulyo 13, 2025 (HOL) - Wasiirka Arrimaha Gudaha Dowladda Soomaaliya, Cali Yuusuf Xoosh, ayaa sheegay in dib u dhiska Dowlad Goboleedka cusub ee SSC-Khaatumo uu xalin doono muranadii muddada dheer ka taagnaa gobollada Sool iyo Sanaag, kuwaas oo loo aqoonsanaa dhul lagu muransan yahay.
Jowhar (HOL) — Somalia’s National Independent Electoral Commission on Sunday launched the voter registration process in Jowhar, the interim capital of Hirshabelle State, as part of the country’s transition toward a “one-person-one-vote” electoral system.
Sabti, Luulyo 12, 2025 (HOL) - Beesha Ceyr oo ka mid ah Beelaha Habargidir ayaa maanta gaarsiisay deeq kala duwan beelaha Xawaadle ee dagaalka culus kula jira sadaxdii sano ee lasoo dhaafay maleeshiyaadka Al-shabaab.
Las Anod (HOL) — Deep divisions have surfaced within the SSC-Khaatumo traditional leadership just days before the official opening of a pivotal conference aimed at finalizing the formation of the newly recognized SSC-Khaatumo regional state.
Jimco, Luulyo 11, 2025 (HOL) - Ciidamada Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa qaaday howlgallo qorsheysan oo ka dhacay deegaanno dhowr ah oo ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe, kuwaas oo lagu dilay 13 xubnood oo ka tirsan kooxda Al Shabqab, oo ay ku jireen horjoogeyaal iyo maleeshiyaad.
LONDON, United Kingdom (HOL) — Somalia’s Minister of Finance, Biihi Iman Egeh, has been awarded the 2025 African Finance Minister of the Year by African Leadership Magazine in recognition of his role in securing debt relief, boosting revenue collection, and steering institutional reform.