More Articles
Mogadishu (HOL) — Somali Prime Minister Hamse Abdi Barre has declared that Jubbaland President Ahmed Madobe is ineligible to run for re-election, citing Article 70 of the Jubbaland Constitution, which limits the President to two terms.
Full Story
Isniin, October, 18, 2024 (HOL) - Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo maanta ka hadlayay munaasabadda xil wareejinta Taliyaha cusub ee Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliya, ayaa soo hadal qaaday khilaafka u dhaxeeya Dowladda Federaalka iyo Jubaland.
Warkii oo dhan
Axad, October, 17, 2024 (HOL) - Hawlgalka Midowga Afrika ee ku meel gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa soo gabagabeeyey wejigii saddexaad ee dhimista ciidamada ATMIS, taasoo ay ku sheegeeen mid ka dhigan guul weyn oo u soo hoyatay safarka Soomaaliya ee ku aaddan isku-tiirsanaanta amniga qaranka.
Mogadishu (HOL) — Somali Foreign Minister Ahmed Moalim Fiqi accused foreign diplomats of violating Somalia's sovereignty and unity following remarks made during Somaliland's recent presidential elections in Hargeisa.
Sabti, October, 16, 2024 (HOL) - Guddiga Doorashooyinka Jubaland ayaa caawa shaaciyey Habraaca iyo Jadwalka Doorashooyinka Xildhibaanada iyo Madaxweynaha Jubaland.
Mogadishu (HOL) — Somalia's bicameral parliament on Saturday unanimously approved a law establishing an independent electoral and boundaries commission, a crucial step toward introducing one-person, one-vote elections in the country.
Jimco, October, 15, 2024 (HOL) - Madaxweynihii hore ee Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa Hargaysa ku geeriyooday sida ay qoyskiisu warbaahinta u sheegeen isaga oo 86 sanno jir ah.
Hargeisa (HOL) — Ethiopia's Ministry of Foreign Affairs has praised Somaliland for conducting a peaceful and democratic presidential election, saying the process is a testament to the region's political maturity.
Hargeisa (HOL) — International observers praised Somaliland's National Electoral Commission (NEC) on Wednesday for conducting a peaceful and transparent presidential election, as polls closed across the breakaway region.
Khamiis, October, 14, 2024 (HOL) - Koomiishanka Doorashooyinka Somaliland, ayaa sheegay in marka hore lasoo saari doono natiijooyinka degmooyinka iyo gobolada, kadibna lagu dhawaaqi natiijada guud.
Amid escalating regional tensions, voters in the self-declared state of Somaliland will vote on Wednesday in its fourth general election since its 1991 break from Somalia. While Somaliland now has its own government, parliament, currency, passports and other features of an independent country, however, its sovereignty remains unrecognised internationally as Somalia continues to view it as part of its territory.
Arbaco, November, 13, 2024 (HOL) - Ciidamada Itoobiya ee ku sugan Soomaaliya ayaa gaaraya ku dhawaad 10,000 oo askari, iyadoo 3 meelood meel kaliya ay qayb ka yihiin howlgalka nabad ilaalinta ATMIS ee Midowga Afrika (AU).