More Articles
Sabti, October, 30, 2021 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa walaac xooggan ka muujisay xarig wadareed dowladda Zambia ay kula dhaqaaqday dad Soomaali ah oo ku nool magaalada Ndola ee dalka Zambia oo loo beegsaday hab isir ah, iyadoo aan loo eegin dhalasho ahaan,
Warkii oo dhan
Jimco, October, 29, 2021 (HOL) - Wararka ka imaanaya degmada Awaare ee gobolka Jarar oo ka tirsan dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya ayaa sheegaya in goob lagu magacaabo Kabog oo hoos timaadda qabalaha Bukudhabo ay dad gaaraya 30 qof ku sumoobeen neef geel ah oo ay hilibkiisa cuneen.
Khamiis, October, 28, 2021 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay inuu joojiyey heshiis kasta oo ku saabsan kala wareejinta, iibka, kireynta dhulka danta-guud, inta laga soo dhammeystirayo xeerarka iyo shuruucda Baarlamaan ee hageysa.
Arbaco, October, 27, 2021 (HOL) - Ciidamadii Ahlu Sunna Waljameeca ee afartii maalmood ee lasoo dhaafay degmada Guriceel kula dhex dagaalamaayay ciidamada dowladda iyo kuwa maamulka Galmudug ayaa aroornimadii hore ee saakay isaga baxay degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud.
Talaado, October, 26, 2021 (HOL) - Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdikaariye Qoorqoor, ayaa sheegay in dagaalka Guriceel ka socda uu yahay mid Galmudug ku difaacayso jiritaankeeda isla markaana wuxuu ku eedeeyay garabka Ahlusunna Waljamaaca in ay diideen in ay tabashadooda si nabad ah u sheegtaan.
Isniin, October, 25, 2021 (HOL) - Puntlland, waxaa saaka waaberigii ka billowday doorashooyin dadweynuhu ay codkoodu wax ku dooranayaan markii ugu horraysay 53 sano kadib, sida uu sheegay guddiga doorashooyinka Puntland.