More Articles
Sabti, February 15, 2025 (HOL) - Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa u yeertay Hantidhowrka Guud ee dowladda, oo lagu eedeeyay inuu faragelin toos ah ku sameeyay galalka maxkamadda iyo isku day uu ku doonayay inuu saameyn ugu yeesho go’aannada garsoorayaasha.
Warkii oo dhan
Jimco, February 14, 2025 (HOL) - Wasiirka Warfaafinta Puntland, Maxamuud Caydiid Dirir, ayaa sheegay in kooxda Daacish ay hadda ku hareen dhul dhan 40km oo kaliya, iyadoo ciidamada Puntland ay sii ballaarinayaan howlgalka ay ka wadaan goobihii lagu dagaalamay ee Calmiskaad.
Khamiis, February 13, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa soo jeediyay in xal diblomaasiyadeed lagu xaliyo xaaladda Qaza kahor inta aan wax go’aan ah laga gaadhin.
Arbaco, February 12, 2025 (HOL) - Madaxweynaha dowadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Baku ee dalka Azerbaijan kulan kula qaatay dhigiisa dalkaas Ilham Aliyev, iyagoona kala saxiixday heshiisyo muhiim ah iskaashiga labada dal.
Talaado, February 11, 2025 (HOL) - Madaxweyne ku-xigeenka Puntland, Ilyaas Cusmaan Lugatoor, ayaa sheegay in siyaasadda Soomaaliya ay god kusii dhacayso, isagoo xusay in Puntland ay go'aansatay inay faraha kala baxdo ka qaybgalka arrimaha dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.
Isniin, February 10, 2025 (HOL) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa shaaca ka qaaday in Baarlamaanka uu ka shaqeynayo sidii dalka ay uga dhici laheyd doorasho qof iyo cod ah.