More Articles
Sabti, October, 19, 2024 (HOL) - Hay’adda Nabad Suggida & Sirdoonka Qaranka (NISA), oo kaashanaysay saaxiibada caalamka, ayaa sheegtay in hawlgallo ciidan oo jab xooggan lagu gaarsiiyay Alshabaab ay ka sameysay degaano hoos yimaada Shabeellaha Dhexe, iyo Galgaduud.
Warkii oo dhan
Jimco, October, 18, 2024 (HOL) - Madaxweynahii hore ee maamulka Hirshabeele Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa wax-qabad la'aan ku dhaliilay madaxda iyo maamulka Hirshabelle, iyadoo todobaadkan maamulka Hiiraan State uu u dabaal-degay sanad-guurada koowaad
Khamiis, October, 17, 2024 (HOL) - Wasiirka arrimaha dibadda ee xukuumadda Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay dowladda Soomaaliya in aysan raali ka ahayn, in safaaradda Itoobiya ay ku dhextaalo gudaha xarunta madaxtooyada Soomaaliya.
Arbaco, October, 16, 2024 (HOL) - Masar ayaa lagusoo waramayaa inay dhiseyso howlgalkeeda milateri ee Soomaaliya ka hor inta aan la gaarin bisha December 31-da oo ku beegan in ciidamada Itoobiya ay ka baxaan Soomaaliya.
Talaado, October, 15, 2024 (HOL) - Madaxa howlgalka Midowga Afrika ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS), Maxamed El-Amine Souef, ayaa sheegay in howlgalka ATMIS uu wajahayo dhibaatooyin dhaqaale oo xooggan oo khatar gelinaya mustaqbalka howlgalkan.
Isniin, October, 14, 2024 (HOL) - Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Raysal wasaare ku xigeenka dalka Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta heshiis ka gaaray khilaaf maalmahii lasoo dhaafay u dhaxeeyay.