2/22/2025
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Jimco, Janaayo 3, 2025

Jimco, January 3, 2025 (HOL) - Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa shaacisay inay diyaar u tahay oo ay aqbashay in ciidamada Itoobiya ay ka mid noqdaan howlgalka xasilinta Soomaaliya ee AUSSOM.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Janaayo 2, 2025

Khamiis, January 2, 2025 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda arrimaha Dibadda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa maanta si faahfaahsan uga hadlay sida lagu xaliyay xiisadii cusleyd ee ka dhaxeysay Soomaaliya iyo Itoobiya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, Janaayo 1, 2025

Arbaco, January 1, 2025 (HOL) - Wasiirka Arrimaha gudaha Soomaaliya, Cali Yuusuf Xoosh ayaa sheegay, Puntland inay miiska wada hadalka kusoo laaban doonto, si ay uga qeyb qaadato geeddi socodka doorashooyinka dalka.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, December 31, 2024

Talaado, December 31, 2024 (HOL) - Waxaa maanta magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan soo gaaray Wafdi Odayaal ah oo uu hoggaaminaayay Imaamka Mudulood Imaam Daahir Imaam Maxamuud Imaam Cumar, waxaana wafdiga si weyn ugu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee Baledweyne Odayaasha dhaqanka ee beesha Xawaadle iyo qeybaha kala duwan ee beeshaas.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, December 30, 2024

Isniin, December 30, 2024 (HOL) - Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta markii ugu horeysay ka hadlay askartii ka tirsaneyd ciidanka xoogga dalka ee 26-kii bishaan lagu dilay deegaanka Ceel baraf ee gobolka Shabeellaha Dhexe, kuwaas oo loo dilay arrimo la xariiray aano qabiil.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, December 29, 2024

Axad, December 29, 2024 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa si weyn ugu mahad celisay ciidamada Burundi ee qeybta ka ahaa howlgallada Midowga Afrika ee AMISOM iyo ATMIS) , kuwaas oo ay ku ammaantay inay door muhiim ah ka qaateen xoojinta amniga Soomaaliya iyo la dagaallanka argagixisada.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]