1/18/2025
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Jimco, December 6, 2024

Jimco, December, 6, 2024 (HOL) - Wasiirka amniga ee dowlad goboleedka Jubbaland Jeneraal Yuusuf Xuseen Dhuumaal ayaa sheegay isaga oo ku sugan magaalada Beled Xaawo in Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ay u soo dirtay saraakiil doonayay inay xiraan kuwaasi oo u sheegay inay doonayaan inuu iskaga baxo degaanada Jubalanad uuna cambaareeyo maamulka uu hadda wasiirka ka yahay.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, December 5, 2024

Khamiis, December, 5, 2024 (HOL) - Shir shan maalmood uga socday magaalada Muqdisho wadamada ay Ciidamadu ka joogaan Soomaaliya ayaa waxaa laga soo saaray war murtiyeed quseeya xaalada kala guurka ee kabixitaanka Ciidamada ATMIS ee Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, December 4, 2024

Arbaco, December, 4, 2024 (HOL) - Qaar ka mid ah masuuliyiinta Mucaraadka ee kasoo horjeeda dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa soo saaray Waraaxafadeed wadajir ah oo ay uga hadlayaan xaalada guud ee dalka iyo arrimaha doorashooyinka.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, December 3, 2024

Talaado, December, 3, 2024 (HOL) - Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Cabdiqaadir Maxamed Nuur, ayaa sheegay in maamulka Jubbaland uu qaadi doono masuuliyadda ka dhalata isku dhac dhexmara ciidamada xoogga dalka iyo kuwa Jubbaland ee ku sugan Jubbada Hoose.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, December 2, 2024

Isniin, December, 2, 2024 (HOL) - Puntland ayaa dib looga celiyay lacag dhan $3 milyan oo doolar oo ay qayb ka ahayd mashruuca JRP (Joint Resilience Program), oo ay ku bahoobeen hay'adaha caalamiga ah ee UNICEF, WFP, iyo FAO.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, December 1, 2024

Axad, December, 1, 2024 (HOL) - Danjiraha Soomaaliya ee dalka Tanzania, Ilyaas Cali Xasan ayaa ku celiyay mowqifka dowladda ee damaca Itoobiya ee heshiiskii ay Somaliland horaantii sanadkaan kula gashay magaalada Addis Ababa si Itoobiya ay u hesho Marin badeed iyo saldhig military.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]