More Articles
Arbaco, September, 25, 2024 (HOL) - Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa si adag u cambaareeyay xayiraad socdaalka ah oo uu sheegay in hay'adda NISA ay kusoo rogtay Xildhibaan Maxamed Sheekh C/llaahi (Ciiro) oo laga mamnuucay inuu u safro magaalada Baydhabo.
Warkii oo dhan
Talaado, September, 24, 2024 (HOL) - Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay inay diyaar u yihiin wada hadal ay la galaan dowladda Federaalka Soomaaliya, si loo xalliyo khilaafka taagan.
Isniin, September, 23, 2024 (HOL) - Masar ayaa soo saartay wargalin degdeg ah oo ku aaddan dhammaan muwaadiniinta Masar ee ku sugan Somaliland inay si degdeg ah uga baxaan halkaas iyadoo ku sababaysay xaaladda ammaan ee ka sii daraysa.
Axad, September, 22, 2024 (HOL) - Ku xigeenka xoghayaha guud ee urur goboleedka IGAD ahna madaxweynihii hore ee maamulka Hirshabelle, Maxamed Cabdi Waare, ayaa sheegay Soomaaliy in aanay wax dan ah ugu jirin inay soo kala dhoweysato Itoobiya iyo Masar.
Sabti, September, 21, 2024 (HOL) - Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre iyo Wafdi uu hoggaaminaayo ayaa magaalada New York ee dalka Mareykanka uga qeyb galaya shir weynaha madaxda Caalamka ee Golaha guud ee Qaramada Midoobay.
Jimco, September, 20, 2024 (HOL) - Warsaxafadeed kasoo baxay Wasaaradda arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa si kulul loogu cambaareyay hub iyo saanad ciidan oo dowladda Itoobiya ay soo gelisay deegaanada maamulka Puntland.
Khamiis, September, 19, 2024 (HOL) - Wasiirka arrimaha dibadda ee Turkiga, Hakan Fidan, ayaa sheegay in dalkiisu uu doonayo inuu si gaar ah ula hadlo Soomaaliya iyo Itoobiya ka hor intaan la gaarin wada-hadalada soo socda.