2/22/2025
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Axad, Febraayo 9, 2025

Axad, February 9, 2025 (HOL) - War saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa si kulul loogu cambaareyay hadallada daandaansiga ah ee ka soo yeeray Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil ee ka dhanka ah Boqortooyada Sacuudiga, ee ku aadanaa in Falastiin ay dhul ka siiso dhulkeeda.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Febraayo 8, 2025

Sabti, February 8, 2025 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda amniga Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag ayaa sheegay in Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland uu yahay qofka diidan in Al-shabaab laga saaro degaanada Jubooyinka waxaana uu tusaale usoo qaatay dagaalkii Ciidamada Jubaland ay ku qaadeen Ciidankii Qaranka ee ku sugnaa Raaskambooni oo 300Km u jirta Kismaayo qaabkii ay usoo dhex mareen Ciidankaasi dhul ay Al shabaab ku xoogan yihiin.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Febraayo 7, 2025

Jimco, February 7, 2025 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Soomaaliya, Daahir Shire Maxamed, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Dabiiciga ah ee Turkiga, Alparslan Bayraktar si loo xoojiyo arrimaha ku saabsan sahminta shidaalka Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Febraayo 6, 2025

Khamiis, February 6, 2025 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in dowladda Mareykanka aysan u qorsheysnayn inay aqoonsi siiso Somaliland, waxayna xustay in culays weyn uu ka imaan doono haddii tallaabadaas la qaado.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, Febraayo 5, 2025

Arbaco, February 5, 2025 (HOL) - Warsaxafadeed kasoo baxay Wasaaradda amniga gudaha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa faahfaahin dheeraad ah looga bixiyay dagaal khasaare kala duwan geystay oo maanta ku dhexmaray degmada Baardheere ee gobolka Gedo ciidamada dowladda Fedaraalka iyo kuwa maamulka Jubbaland.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Febraayo 4, 2025

Talaado, February 4, 2025 (HOL) - Dagaal culus oo u dhexeeya ciidamada Puntland iyo kooxda Daacish ayaa maanta ka dhacay deegaanno ka tirsan buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari, waxaana la tilmaamayaa inuu ahaa midkii ugu xooganaa ee labada dhinac ku dhexmaray gobolka Bari.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]