More Articles
Khamiis. May, 13. 2021 (HOL) - Qoraal ka soo baxay dowlad gobolleedka Hirshabeelle ayaa eedeyn ballaaran loogu jeediyay Wasaarradda Maaliyadda iyo Qorsheynta Dowladda Federaalka oo la sheegay in ay is hortaageen maalyiin doollar oo loogu talagalay in wax lagaga qabto fatahaadaha ku noqnoqday deegaannada dowlad gobolleedka Hirshabeelle.
Warkii oo dhan
Arbaco, May, 12, 2021 (HOL) - Soomaaliya ayaa diiday magacaabista iyo inuu dalka yimaado Wakiilka sare ee uu Midowga Afrika usoo magacaabay Soomaaliya, John Mahama, si uu u hogaamiyo wadahadalada dhexdhexaadinta arrimaha doorashada.
Talaado, May, 11, 2021 (HOL) - Madaxweynihii hore Dowlad Gobolleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa eedeyn culus u jeediyay dowladda Soomaaliya isaga oo sheegay xayirtay aduun lacageed oo dhan $35 milyan oo loogu talagalay in wax lagaga qabto fatahaada soo noq noqtay ee deegaannada Hishabeelle
Isniin, May, 10, 2021 (HOL) -Ra'iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya ayaa si adag u cambaareeyay Qaraxii xalay ka dhacay saldhiga degmada Waabari oo ay ku dhinteen saraakiil ka tirsan Booliiska Soomaaliyeed.
Axad, May, 09, 2021 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax xoogan oo Caawa ka dhacay Saldhiga degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho.
Sabti, May, 08, 2021 (HOL) - Koox hubeysan oo aan la garaneyn ayaa goor dhaw ku dishay magaalada degmada Hodan ee magaalada Muqdisho Abuukaate Cabdullaahi Maxamed oo ka mid ahaa Qarreennada Soomaaliyeed.
Jimco, May, 07, 2021 (HOL) - Ciidamadii taabacsanaa musharraxiinta mucaaradka ee hor yimid muddo kororsiga dowladda muddo xileedkeedu dhamaaday, ayaa maanta isaga baxay magaalada Muqdisho, iyagoo fulinayay awaamiirtii kasoo baxday guddigii loo xilsaaray xallinta xasaradihii Muqdisho ka dhacay.