More Articles
Sabti, April. 24, 2021 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa kasoo horjeesatay mowqifka beesha caalamku ka qaadatay go’aankii uu barlamaanka Soomaaliya muddada ugu kordhiyay madaxweyne Farmaajo iyo dowladdiisa.
Warkii oo dhan
Jimco, April, 23, 2021 (HOL) - Midowga Yurub ayaa soo dhaweeyay go’aankii golaha Amniga iyo Nabadda Midowga Afrika ee ku saabsaneud xaalada siyaasadeed Soomaaliya
Khamiis, April, 22, 2021 (HOL) - Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika (AU) ayaa caawa soo saaray bayaan ay ku cambaareynayaan go’aankii baarlamaanka Soomaaliya uu labo sano ugu kordhiyay dowladda, kaasoo meesha ka saaraya heshiiskii 17-kii Sebtember-2020.
Arbaco, April, 21, 2021 (HOL) - Inta la xaqiijiyay ilaa sadax ruux oo shacab ah laba ka mid ahna aay dumar yihiin ayaa ku dhintay Hoobiyeyaal Duhurnimadii maanta kusoo dhacay xaafado ka tirsan degmooyinka Boondheere iyo Warta Nabadda waxaana ku dhaawacmay ilaa 5 ruux oo caruur u badan.
Talaado, April, 20, 2021 (HOL) - Dowladda Qatar ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamtay eedeyn culus oo uga timid safiirkii hore ee Mareykanka u qaabisanaa Soomaaliya Stephen Schwartz oo sheegay in dowladda Qatar lacag sharci darro ah siiso dowladda uu madaxweynaha ka yahay Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.
Isniin, April, 19, 2021 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa isagoo ku sugan magaalada Kinshasa ee caasimadda Jamhuuriyada Dimoqaradiga ee Koongo sheegay Midowga Afrika inuu kaalin hoggaamineed ka qaadanayo fududeynta geeddi-socodka doorashooyinka Dalka.