More Articles
Sabti, October 10, 2020 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa salaadda janaasada ku tukaday, Alle ha u naxariistee, Ra’iisul Wasaarihii hore ee Dowladdii Kumeel-gaarka ahayd Marxuum Cali Khaliif Galeyr, oo aas qaran loogu sameeyey magaalada Muqdisho.
Warkii oo dhan
Jimco, October 9, 2020 (HOL) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya SNA iyo kuwa midowga Afrika ee howl-galka nabad-gelyo u jooga dalka ee AMISOM ayaa isku raacay howl-gal ballaaran oo ka dhan ah ururka Al-shabaab.
Khamiis, October 8, 2020 (HOL) - Raysal wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cali Khaliif Galaydh ayaa ku geeriyooday magaalada Jigjiga ee caasimada dawlad deegaanka Soomaalida.
Arbaco, October 7, 2020 (HOL) - Wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada Soomaaliya ayaa amartay in hay’adda nabad sugida ay hubin amni ku sameyso dhammaan shaqaalaha dowladda.
Talaado, October 6, 2020 (HOL) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Maxamad Cabdi Waare ayaa kasoo horjeestay jadwalka doorashooyinka ay maanta soo bandhigeen guddiga farsamadda iyo soo xulista Baarlamaanka Labaad ee maamulka Hirshabelle.
Isniin, October 5, 2020 (HOL) - Ururka Al-shabaab ayaa dardar galin ku wada soo saarista salaadiinta dhaqanka goobaha ay gacanta ku hayaan ee qeybo kamid ah koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya.