More Articles
Isniin, Agoosto 10, 2020 (HOL) - Taliyaha ciidamada asluubta ee jamhuuriyadda Soomaaliya Korneyl Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa waxa uu ka hadlay weerarkii gelinkii dembe ee maanta ka dhacay xabsiga dhexe ee Muqdisho.
Warkii oo dhan
Axad, Agoosto 9, 2020 (HOL) - Taliyihii Ciidanka Madaxtoyada Puntland Gaashaanle Sare Cismaan Cumar Maxamed ayaa ku dhintay howlgal Ciidamada Puntland ka sameeyey Warshada Kabista oo maleesho mudo haysatay ay ciidamadu saaka ka qabsadeeen.
Warar aan ka helnay illo xogogaal ah ayaa HOL u sheegay in Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu mary in la joojiyo go’aan ay Golaha Wasiirada xukumadda Soomaaliya ay xayiraadda uga qaadi lahaayeen shixnadaha Qaadka keena.
Jimco, Agoosto 7, 2020 (HOL) - Wasiirka wasaaradda kalluumeysiga maamul Goboleedka Jubaland Ibraahim Cabdi Xasan ayaa waxa uu sheegay in 9 ruux ay ku dhinteen xeebaha Raas kaambooni ee Gobolka Jubada hoose ee Koonfurta Soomaaliya.
Khamiis, Agoosto 6, 2020 (HOL) - Guddoomiyaha aqalka sare ee Soomaaliya Abdi Xaashi ayaa codsaday in baaris degdeg ah lagu sameeyo been abuur uu sheegay in lagu sameeyay Habraaca dhaqan galinta Xeerka Maaliyadda Guud dalka.
Arbaco, Agoosto 5, 2020 (HOL) - Waxaa maanta Magaalada Muqdisho ku geeriyootay Allaha unaxariistee Drs Xaawo Cabdi oo ahayd Dhaqatarad cimrigeeda inta ugu badan ku bixisay samafalka bulshada.