More Articles
Talaado, October, 31, 2023 (HOL) - Xukuumada Somaliland ayaa Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay uga digtay in lagu sheego in ay kamid tahay goobaha uu ka hawlgalo Halwgalka Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya.
Warkii oo dhan
Isniin, October, 30, 2023 (HOL) - Madaxweynaha maamulka la baxay Hiiraan State Cali Jeyte Cismaan ayaa 24 saac kadib cadeeyay mowqifkiisa ku aadan xil cusub uu Shalay u magacaabay madaxweynaha dowladda fedaraalka Xasan Sheekh Maxamuud.
Axad, October, 29, 2023 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Cali Jeyte Cismaan u magacaabay inuu noqdo u qeybsanaha xafiiska madaxweynaha ee arrimaha ciidanka Difaaca dadweynaha ee loo yaqaano Macawisleyda Soomaaliya.
Sabti, October, 28, 2023 (HOL) - Gudoomiye ku xigeenka 2-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya, Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa sheegay xildhibaan Marwo Cabdi Bashiir in ay wax ka ogayd warqad uu soo qoray gudoomiyaha Baarlamaanka, taasoo ku saabsanayd in Soomaaliya ay ka tanaasushay musharaxnimada madaxweynaha baarlamaanka Afrika (IPU).
Jimco, October, 27, 2023 (HOL) - Guddoomiyaha Baarlamaanka Jamhuriyadda Midowday ee Tanzania, Dr Tulia Ackson, ayaa lagu dhawaaqay in ay tahay Guddoomiyaha 31-aad ee Midowga Baarlamaannada Adduunka (IPU).
Khamiis, October, 26, 2023 (HOL) - Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, haweeneyda lagu magacaabo Catriona Laing, ayaa ugu baaqday dowladda Soomaaliya, in Puntland lagusoo celiyo madasha golaha wadatashiga qaran.