More Articles
Arbaco, Agoosto, 9, 2023 (HOL) - Maxkamada gobolka Banaadir ayaa Maanta 10 sano oo xabsi ah ku xukuntay nin oday ah oo lagu helay eedo la xariira inuu Sixir iyo turufo uu adeegsaday ku kufsaday haween badan oo qaar kood la qabo.
Warkii oo dhan
Talaado, Agoosto, 8, 2023 (HOL) - Maamulka Puntland ayaa ku eedeeyay Dowladda federaalka Soomaaliya in ay isbaaro siyaasadeed u dhigatay mashaariicda horumarineed iyo deeqaha caalamiga ah ee magaca Soomaaliyeed lagu bixiyo.
Isniin, Agoosto, 7, 2023 (HOL) - Kooxda Al-Shabaab ayaa bilowday inay ka cararaan degaano ka tirsan gobolka Galgaduud oo hoos yimaada magaalada Dhuusomareeb, halkaas oo uu ka socda guluf dagaal oo lagu xoraynayo degaanada Shabaab ku sugan yihiin.
Axad, Agoosto, 6, 2023 (HOL) - Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale oo maanta shir jaraa'id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa si faahfaahsan uga hadlay cabashoyin ku aadan dhul boob ka taagan qeybo ka mid Muqdisho.
Sabti, Agoosto, 5, 2023 (HOL) - Wasiirka caddaaladda iyo arrimaha dastuurka Soomaaliya, Xasan Macallin, ayaa bannaanka looga saaray hoolka baarlamaanka, kaddib markii uu kasoo daahay kulan su'aalo weydiin ah oo loogu yeeray.
Jimco, Agoosto, 4, 2023 (HOL) - Wasiirka warfaafinta xukuumadda Soomaaliya, Daa’uud Aweys ayaa sheegay in hay’adaha amnigu ay gacanta ku dhigeen 10 xubnood oo basaas u ahaa kooxda Alshabaab.
Khamiis, Agoosto, 3, 2023 (HOL) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dagaal xoogan oo geystay khasaare badan oo dhimasho iyo dhaawac leh oo Xalay ku dhexmaray deegaanka Masaajid Cali Gaduud ee gobolka Shabeellaha Dhexe ciidamo ka wada tirsan dowladda Soomaaliya.