More Articles
Axad, October, 1, 2023 (HOL) - Dadka ku nool degmooyinka Kaxda, Wadijir iyo Dharkeenley ee magaalada Muqdisho ayaa saakay aroortii hore mar qura kuso toosay dhawaqa madaafiic ku dhaceysa qaar ka mid ah xaafadaha degmooyinkaas.
Warkii oo dhan
Sabti, September, 30, 2023 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal gabal dhacii maanta ku dhexmaray degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan ciidamada dowlada, gaar ahaan guutada Cali Bin Abii Dhaalib ee xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa dadka deegaanka.
Jimco, September, 29, 2023 (HOL) - Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Soomaaliya ee NISA ayaa sheegtay inay gacanta kusoo dhigtay Sakariye Kamaal Suufi Abba-Sheekh (Saki) oo lagu sheegay inuu yahay shaqsigii ugu muhiimsanaa ee Alshabaab uga soo iibin jiray dibadda hubka iyo waxyaabaha qaraxyada laga sameeyo.
Khamiis, September, 28, 2023 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax Ismiidaamin ah oo duhurnimadii maanta ka dhacay degmada Buula burte ee gobolka Hiiraan.
Arbaco, September, 27, 2023 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax maanta ka dhacay degmada Deyniile ee magaalada Muqdisho, kaasoo geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.
Talaado, September, 26, 2023 (HOL) - Wararka ka imaanaya degmada Dooloow ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in maanta uu dagaal ku dhexmaray gudaha degmada ciidamo ka tirsan Booliiska Soomaaliya iyo kuwa Militariga dalka Itoobiya.
Isniin, September, 25, 2023 (HOL) - Siyaasi Barre Aadan Shire Barre Hiiraalle oo ka mid ah siyaasiyiinta caanka ah ee kasoo jeeda gobolka Gedo ayaa sheegay in saraakiil iyo ciidamo ka tirsan dowladda Itoobiya ugu hanjabeen inuu isaga baxo gobolka Gedo.