More Articles
Sabti, Agoosto, 19, 2023 (HOL) - Afhayeenka ciidanka Booliiska, Saddiiq Aadan Cali Doodishe ayaa ka warbixiyay howlgal ay ciidanka Booliisku kusoo qabteen sarkaal ciidan oo lagu magacaabo Axmed Cali Sheegow (Jeneraal Sheegow).
Warkii oo dhan
Jimco, Agoosto, 18, 2023 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Cabdixakiim Maxamed Yuusuf, Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Soomaaliya.
Khamiis, Agoosto, 17, 2023 (HOL) - Siyaasiyiinta kasoo jeeda Somaliland ee ku jira Dowladda federalka Soomaaliya, ayaa si adag u cambaareeyay dilkii Abwaan Jaamac Kediye Cilmi, iyagoo ku baaqay in lagula xisaabtamo madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi.
Arbaco, Agoosto, 16, 2023 (HOL) - Abwaankii waynaa ee Soomaaliyeed Jaamac Kadiye Cilmi, ayaa galabta ku geeriyooday madaafiic la sheegay in ciidamada Somaliland ay la beegsadeen magaalada Laascaanood.
Talaado, Agoosto, 15, 2023 (HOL) - Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Gaas, Ibraahim Sheekh Muxiyaddiin, ayaa sheegay in aysan muqaan ififaalo ciidamada dalalka deriska ay kaga qeyb qaadanayaan wajiga 2-aad dagaalka ka dhanka ah Alshabaab.
Isniin, Agoosto, 14, 2023 (HOL) - SSC-Khaatumo oo ka hadashay dagaalkii shalay dhexmaray iyaga iyo Somaliland, ayaa sheegtay in 6 qof oo rayid ahi ay ku dhinteen 19 kalena ku dhaawacmeen duqaymo ay Somaliland la beegsatay Laascaanood.