More Articles
Jimco, December, 11 2020 (HOL) - Raysal Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa galabta casir liiqii gaaray magaalada Garowe ee caasimadda Puntland, waxaana halkaas kusoo dhoweeyay Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo ku xigeenkiisa.
Warkii oo dhan
Khamiis, December, 10 2020 (HOL) - Taliska Mareykanka ee Afrika ayaa fuliyay labo duqeyn oo cirka ah oo lagu bartilmaameesaday khubaro katirsan al-Shabaab oo qaraxyada sameeya, waxayna duqayntu ka dhacday agagaarka Jilib.
Arbaco, December, 09, 2020 (HOL)-Warar dheeraad ah iyo faah faahinno ayaa ka soo baxaya weerar dhabagal ah oo lagu laayay saraakiil ka tirsanaa qeybta 21aad ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed
Talaado, December, 08, 2020 (HOL) - Guddiyada ay dowladdu u saartay doorashada 2020-21 ayaa maalmihii ugu danbeeyayba ku howlanaa sidii ay u dhameystiri lahaayeen howlaha u harsan si ay u sii anba--qaadaan howlaha loo idmaday.
Isniin, December, 07, 2020 (HOL) - Ra'iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xusseen Rooble oo maanta ka qeybgalay shirka Iskaashiga Soomaaliya iyo Beesha caalamka ayaa sheegay in xukuumadda uu hogaamiyo mar walba diyaar u tahay fulinta dhamaanba heshiisyadii horey looga gaaray doorashada.
Axad, December, 06, 2020 (HOL) -Madaxwaynaha JFS Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xukuumadda federaalka Soomaaliya ku bogaadiyay dadaalka ballaaran ee ay galisay arrimaha doorashada iyo fulinta doorkii dowladda federaalka Soomaaliya kaga aaddanaa heshiiskii ay gaareen madaxda dowladda fedaraalka Soomaaliya iyo dowlad goboleedyada dalka kaasi oo ay si wadajir ah u ansixiyeen golaha Shacabka iyo Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliyeed 26-kii Sibteembar, 2020.