2/25/2025
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Sabti, December 5, 2020

Sabti, December, 05, 2020 (HOL) -Guddiga aan wali laga heshiin ee doorashada heer Federaal ayaa maanta Muqdisho ku doortay guddoon si howlahooda ay u sii waddaan.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, December 4, 2020

Jimco, December, 04, 2020 (HOL) - Wasiirka arrimaha gudaha iyo dib u heshisiinta dowlada Soomaaliya Muqtaar Xuseen Afrax ayaa kulan kula qaatay magaalada Baledweyne Odayaasha dhaqanka gobolka Hiiraan.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, December 3, 2020

Khamiis, December, 03, 2020 (HOL) -Somaliland ayaa war ka soo saartay magacaabistii madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo u magacaabay Yuusuf Garaad Cumar Axmed Ergeyga gaar ah ee Geeska Afrika, Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, December 2, 2020

Arbaco, December, 02, 2020 (HOL) -Dowladda Soomaaliya ayaa ku tilmaamtay magaalada Nairobi ee dalka Kenya meel looga soo duulo Soomaaliya kaddib markii uu xumaaday xiriirka siyaasadeed ee labada dal.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, December 1, 2020

Talaado, December, 01, 2020 (HOL) - Qoraal maanta ka soo baxay guddiyada lagu muransan yahay ee doorashooyinka iyo xallinta khilaafaadka ayaa lagu sheegay in guddigu uu guda gali doonno waajibaadka ka saaran gaarsiinta dalka doorasho waqtigeeda ku qabsoonta oo xor iyo xalaal ah.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, November 30, 2020

Isniin, November, 30, 2020 (HOL) - Dowladda Kenya ayaa jawaab ka bixisay tallaabadii dowladda Soomaaliya ay dalkeeda uga saartay safiirkii Kenya Lucas Tumbo oo la amray in dib dalkiisa ugu laabto.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]