More Articles
Jimco, September, 16, 2022 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan kula qaatay magaalada Washington, xoghayaha difaaca dalka Maraykanka, Lloyd James Austin.
Warkii oo dhan
Khamiis, September, 15, 2022 (HOL) - Dowlad goboleedka Puntland ayaa hor yimid qandaraaska bixinta shidaalka Soomaaliya, iyadoo ku sifaysay tallaabada dowladda federalka guddi gaar ah ugu magacowday shidaalka mid sharci darro ah.
Arbaco, September, 14, 2022 (HOL) - Wasiiradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka ee maamul goboleedyada dalka oo Maanta shir ugu soo gabagaboobay magaalada Baydhabo ayaa dowladda Soomaaliya ugu baaqay in si deg deg ah u fasaxdo lacagaha loogu talo galay abaaraha.
Talaado, September, 13, 2022 (HOL) - Baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug ayaa muddo xileedka Madaxweynaha Galmudug ka dhigay 5 sano, oo ka bilaabaneysa markii la doortay.
Isniin, September, 12, 2022 (HOL) - Waxaa goordhaw Muqdisho lagu soo gabagabeeyay shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee u dhaxeeyay madaxda dowladda Fedaraalka iyo kuwa maamul goboleedyada dalka, kaasoo uu shir guddoominaayay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.
Axad, September, 11, 2022 (HOL) - Waxaa goordhaw si raami ah uga furmay xarunta Madaxtooyada Soomaaliya shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee u dhaxeeya madaxda dowladda Fedaraalka iyo kuwa maamul goboleedyada dalka, iyadoo uu shir guddoominaayo madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.