More Articles
Sabti, September, 10, 2022 (HOL) - Dekada Garacad ayaa bisha soo socota la furi doonaa iyadoo noqon doonta waddo ganacsi oo cusub oo isku xiri doonta gobolka Koonfur-bari ee Itoobiya iyo Soomaaliya gaar ahaan Puntland.
Warkii oo dhan
Jimco, September, 9, 2022 (HOL) - Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa nasiib daro weyn ku tilmaamay in Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya uu dhaliilo u jeediyo shacab Soomaaliyeed oo u istaagay la dagaalanka Al-shabaab.
Khamiis, September, 8, 2022 (HOL) - Shirkada daqiiqda soo saarta ee Al-Wataniya oo Somaliland laga leeyahay, ayaa sheegtay in ay iyadu leedahay markab qamadi ah oo ay Yukrayn sheegtay in ay Soomaaliya ku caawisay.
Arbaco, September, 7, 2022 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Yuusuf Xuseen Jimcaale, inuu noqdo guddoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir iyo duqa Caasimadda Muqdisho.
Talaado, September, 6, 2022 (HOL) - Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliya, General Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa shacabka uga digay inay caddaalad u raadsadaan maxkamaddaha Shabaabku leeyihiin.
Isniin, September, 5, 2022 (HOL) - Maxkamadda sare ee Kenya ayaa xukuntay in William Ruto si sax ah loogu doortay madaxweynaha, iyadoo meesha ka saartay dacwado dhowr ah oo la doonayay in lagu baabi'iyo natiijadii doorashadii 9-kii Ogosto.