2/21/2025
Today from Hiiraan Online:  _



Wararka Maanta

Jimco, Febraayo 21, 2025






Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Khamiis, Febraayo 20, 2025

Khamiis, February 20, 2025 (HOL) - Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ciidamada xoogga dalka oo kaashanaya kuwa deegaanka ay ku guuleysteen in ay iska caabiyaan weerar ay ururka Al-Shabaab ku soo qaadeen degaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, Febraayo 19, 2025

Arbaco, February 19, 2025 (HOL) - Madaxweynaha maamulka Jubaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa si adag u dhaliilay Hoggaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya xilli uu ka hadlayay furitaanka Shirweynaha Maalgashiga Jubbaland.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Febraayo 18, 2025

Talaado, February 18, 2025 (HOL) - Mas’uuliyiin ka socda Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa Turkiga ku leh wadahadallo farsamo si loo dhaqan geliyo heshiiskii Ankara, loogana wada hadlo codsiga Itoobiya ee ku aaddan soo gelista badda Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Febraayo 17, 2025

Isniin, February 17, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si kulul uga jawaabay eedeymo culculus oo ay Siyaasiyiinta Mucaaradka ay usoo jeediyeen, waxaana uu shaaca ka qaaday in muhiimad gaar ah ay siiyaan inay shacabka wax wanaagsan u sheegaan ayna ka gaabsadaan waxyaabaha kale ee baqdin galinta ah.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Febraayo 16, 2025

Axad, February 16, 2025 (HOL) - War saxaafadeed ayaa laga soo saaray Shirkaan labadii maalmood ee lasoo dhaafay ka socday Xarunta Xisbiga Himilo Qaran ee uu hogaamiyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed, Shirkaan waxaa ka qeyb galay ururada Siyaasadeed ee dalka, Ururada Bulshada Rayidka, Dhaqanka Soomaaliyeed iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada Soomaaliyeed waxaana diirada la saaray xaaladda guud ee dalka, iyadoo si gaar ah diiradda loo saaray ku Dastuurka iyo shuruucda Dalka.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Febraayo 15, 2025

Sabti, February 15, 2025 (HOL) - Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa u yeertay Hantidhowrka Guud ee dowladda, oo lagu eedeeyay inuu faragelin toos ah ku sameeyay galalka maxkamadda iyo isku day uu ku doonayay inuu saameyn ugu yeesho go’aannada garsoorayaasha.

Warkii oo dhan


« previous1234567...292293next »

Contact: [email protected]